Paul Nicholas Videos : Wargelin (11/21/09) Wiilal dad weeraraya, haweenay Madaxweyne?, Nicholas Cage, SOS, Dharbaaxo & more

Videos (10 total)
  < prev
  next >
bartamaha somali soomaali soomaaliya somaliland puntland africa kenya music history aato ololfilm waayaha cusub usa ohio minneapolis minnesota wargelin 11 21 09 wiilal dad weeraraya haweenay madaxweyne nicholas cage sos dharbaaxo more
Wargelin (11/21/09) Wiilal dad weeraraya, haweenay Madaxweyne?, Nicholas Cage, SOS, Dharbaaxo & more
www.wargelin.com Wargelin Wargelin (11/21/09) Waa mar kale iyo Barnaamijkii la wada sugi jiray todobaad walba iyo Wargelin. Todobaadkan waxaanu kusoo qaadanaynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso galin doona, haddaba yaanan hadal idinku daalinine aan idiin faahfaahiyo. Waxaan idiin haynaa Video ay dhallinyaro Soomaali ah ay iska duubeen iyagoo dad ku weeraraya dariiqyada magaalada St Paul iyo Minneapolis ee Maraykanka, taasoo ay dad fara badani ka caroodeen, waxaa kaloo idiin haynaa waraysi aan la yeelanay ninkii ugu horeeyay ee isu soo sharaxa gudoomiyaha xaafada 6aad ee magaalada Minneapolis, dhanka kale waxaa todobaadkan soo booqday burcad badeeda Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiga Mombasa, Kenya qof caan ah. Dhanka kale waxaan weyniinay Kobra Keyse haweenay Soomaaliyeed madaxweyne ma noqon kartaa?, barnaamijkeena maanta kama marna waxyaabaha idinka yaabin doona ha noqoto qeybta "Maxay ka wadeen markay samaynayeen!!!" iyo waliba fiidiyoowga todobaadka oo isaguna xiiso leh, intaas iyo in kaleba waxay ku jiraan barnaamijka maanta oo ah todobaadkii 6aad.
Original Video uploaded to YouTube by bartamaha at 6:51 PM Nov 21st
Posted by celebfan at 1:38 PM Mar 18th
Join the Community and Claim Your Username Now!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
  • Sign up with RavePad!
`